Madaxweyne Farmaajo oo Digniin adag u diray Wadamada iyo Shirkadaha Shisheeye ee… 

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo goordhaw khudbad xasaasi ah ka jeediyay Munaasabada furitaanka kalfadhiga 3-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa ka hadlay arimo badan ay kamid yihiin wadamo iyo Shirkado xadgudub ku haya Qaranimada Soomaaliya. Waxa uu sheegay Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya in aysan marnaba dowlada Federaalka raali ka noqon doonin in lagu soo … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Digniin adag u diray Wadamada iyo Shirkadaha Shisheeye ee…